Sign in to follow this  
Deeq A.

Ex-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo shaaciyey in Dr.Gaboose ku dhawaaqi Doono Urur la yidhaahdo ASAL oo Mataan la noqon doono Ururka Waaberi

Recommended Posts

Deeq A.   
Ex-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo shaaciyey in Dr.Gaboose ku dhawaaqi Doono Urur la yidhaahdo ASAL
gaboose.jpg
Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsanaan jiray golihii hore ee wakiiladda ayaa meel fagaare ah ka sheegay in Siyaasiga Maxamed Cabdi Gaboose uu ku dhawaaqi doono Urur siyaasadeed Cusub oo la yidhaahdo Asal.
“Urur Siyaasadeedka Asal oo mataan la noqon doona ururka Waaberi waxa ku dhawaaqi doona Maxamed Cabdi Gaboose” ayuu yidhi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this