Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Taaraan oo loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
Axmed-Taaraan.jpg?resize=712%2C575&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Guddoomiye cusub u magacaabay Maxkamadda sare ee Puntland.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda sare u magacaabay Avv. Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan) oo horay u ahaa Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Puntland.

Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ayuu sidoo kale Madaxweynuhu u magacaabay Nuur Ciise Maxamed oo horay xilkaas hayay ka hor inta aysan dhammaan mudda xileedka Maxkamadda sare.

PUNTLAND POST

The post Axmed Taaraan oo loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this