Sign in to follow this  
Deeq A.

Sirdoonka gaar ah ee Puntland oo hawgal ka fuliyay buuraha silsiladda Golis

Recommended Posts

Deeq A.   
sawirka-1.jpg?resize=881%2C553&ssl=1

Ciidanka Sirdoonka gaar ah ee Puntland ayaa sheegay in ay saacadihii la soo dhaafay hawgal qorshaysan ka fuliyeen buuraleyda silsiladda Golis o oks tirsan Gobolka Bari.

Warbixin kooban oo ay soo saareen Ciidankaas ayay ku sheegeen in hawgalka laga fuliyay Madarshoon iyo Dhagax-dhaabur oo ka tirsan silsiladda Golis.

Waxay sheegeen in ay khasaare gaarsiiyeen kooxaha nabad-diidka ah islamarkaana saldhigyo ciidan ka burburiyeen.

Sidoo kale waxay ballan-qaadeen in ay hawlgalka sii wadayaan si loo wiiqo kooxaha nabad-diidka ah ee ku sugan silsiladda Golis.

PUNTLAND POST

The post Sirdoonka gaar ah ee Puntland oo hawgal ka fuliyay buuraha silsiladda Golis appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this