Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir iska casilay Xukumada Somaliland+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash ayaa si rasmi ah isaga Casilay Xilkii Wasiirnimo ee uu Xukuumadda JSL ka hayay,Waxaanu Iscasilaadiisa u gudbiyey Madaxweynaha JSL. Warku wuxuu intaas ku darayaa in Madaxweynaha JSL uu ka aqbalay istiqaalada Wasiirkaas u soo gudbiyey,
Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash ayaa la filayaa inuu beri oo Khamiis ah magaalada Hargeysa kaga dhawaaqo Urur Siyaasadeed cusub oo la yidhaa Waaberi.
May be an image of 1 person, beard and sitting

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this