Deeq A. Posted March 30, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash ayaa si rasmi ah isaga Casilay Xilkii Wasiirnimo ee uu Xukuumadda JSL ka hayay,Waxaanu Iscasilaadiisa u gudbiyey Madaxweynaha JSL. Warku wuxuu intaas ku darayaa in Madaxweynaha JSL uu ka aqbalay istiqaalada Wasiirkaas u soo gudbiyey, Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash ayaa la filayaa inuu beri oo Khamiis ah magaalada Hargeysa kaga dhawaaqo Urur Siyaasadeed cusub oo la yidhaa Waaberi. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites