Deeq A. Posted March 30, 2022 Wasiirkii Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda Muuse Biixi. Wasiir Cabdirisaaq Ataash ayaa maanta is casilaadiisa u gudbiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo is casilaadaas ka aqbalay. Mudane Ataash oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa la filayaa inuu beri oo khamiis ah magaalada Hargeysa kaga dhawaaqo Urur Siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Waaberi. PUNTLAND POST The post Somaliland: Muxuu isu casilay Wasiir Ataash? appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites