Sign in to follow this  
Deeq A.

Gen. Cabdishukri oo loo wado Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   
2019312636879757032145244IMG_0032.jpg?re

Taliyihii hore ee Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen. Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen ayaa lagu wadaa in loo magacaabo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug.

28-dii October 2018 ayuu noqday Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, kadib markii uu magacaabay Madaxweyne Cabdiweli Gaas, wuxuuna xilkaas iska casilay 12 March 2019.

Guddoomiyihii Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare ayaa dhowaan loo doortay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Gen. Cabdishukri oo loo wado Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this