Sign in to follow this  
Deeq A.

KENYA Oo Ku Guul-daraysatay Inay Shidaal Ka Hesho Deegaanka Lamu

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Kenya ayaa ku guul daraysatay in ay shidaal ka hesho deegaanka Lamu ee xeebta dhaca.

Hore ayaa shirkad laga leeyahay Talyaanigu ay u sheegtay in 458milyan Barmiil oo shidaal ah ay ku jirto deegaanka Lamu.

Imika ayaa la ogaaday in shidaalka hore loogu sheegay deeegaanku aanu ahayn sida sahalminta hore lagu xusay.

Lamu iyo deegaanada hoos yimaada ee shidaalka laga baadhayay waa dhul ay Soomaaliya leedahay, sida ay xukuntay maxkmadda ICJ, balse Kenya kuma qanacsana.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this