Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Soo Saaray Liiska Kuraastii Dacwadooda Loo Soo Gudbiyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka ayaa soo gudbiyay liiska Dacwadihii ay qabteen intii ay socotay doorashada kuraasta labada aqal.
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in guddiga ay soo gaareen dacwadaha illa iyo 11-kursi, kuwaas dacwadahoodu ay kala duwanaayeen.
Guddiga ayaa sheegay in dacwadaha soo gaaray ay kala ahaayeen dacwada culus, dacwada fudud, dacwado aan sax ahayn iyo kuwa markii loo soo gudbiyay kadib ay dib ula noqdeen dadkii soo gudbiyay.

1-3.jpg 2-4.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this