Sign in to follow this  
Deeq A.

Halkee lagu bixiyaa kharaashadka yaryar ee Wakaalada Biyaha Hargeysa ?

Recommended Posts

Deeq A.   
Halkee lagu bixiyaa kharaashadka yaryar ee Wakaalada Biyaha Hargeysa ? Maandeeq weeyaan irmaan.
dhamme.jpg
Miisaaniyadda Sannadkan (2022) iyo dakhliga soo galaaya Wakaaladda Biyaha Hargeysa Waa ($4,560,712) Mushaharka shaqaalaha joogtada ah ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa sannadkan ($933,749) kharashaadka yaryar ee xafiisyada Wakaaladda Biyaha Hargeysa sannadkan waa ($1,935,128)
Kharashaadka yaryar ee Golaha Wakiillada ($23,809)
Kharashaadka yaryar ee Maxakamadda sare ($23,809)
Kharashaadka yaryar ee Madaxtooyada ($817,118)
Madaxtooyada, Wakiilada iyo Maxamadda sare kharashaadkooda yaryar waa ($864,736)
Wakaaladda Biyaha Hargaysa waxay dheertahay( $1,118,010)
277670202_5068921413167370_4196319367478
277665337_5068921436500701_2819814472826
277680850_5068918206501024_8706865727627

Mohamed Sidik – Dhamme

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this