Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Shaaciyey in 12 Isuduwe Wasaaraddeed oo aan lahayn xafiisyo ay ku shaqeeyaan….

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan Shaaciyey in 12 Isuduwe Wasaaraddeed oo aan lahayn xafiisyo ay ku shaqeeyaan….
May be an image of 2 people
Xildhibaan Axmed-khaliif Jaamac Saalax oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada, gaar ahaan guddida arrimaha bulshada, ayaa sheegay in kormeer guddidoodu ku maraysay Gobollada Awdal, Gebilay iyo Selel ay ku soo arkeen isu duweyaal aan lahayn xafiisyo ay ku shaqeeyaan.
Xildhibaanka oo ka hadlayey arrintan, waxa uu yidhi
“Wasaaraddo Badan oo Gobolka Gebilay iyo Gobolka awdal Ayaan Isu Duwayaashoodu lahayn Wax Xafiisyo ah
Saaka Waxaan lakulanay 17 Isuduwe oo jooga Gobolka Salal Xaruntiisa Zaylac .5 isuduwe ayaa wax active ah jira oo xafisyo yaryar oo kooban leh ,Halka 12 isuduwe ay Tuurta kusitaan xafiisyadii wasaaradaha ay shaqada kulahaayen oo aanay sacaadan lahayn Meel iyo Goob xafiis oo ay kushaqeeyaan .
Isha allah Dhawaan Ayaan Xogtaas oo Faahfaahsan shacabka Somaliland la wadaagi doonaa”
Xildhibaan Ahmed-khaliif Jaamac Saalax

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this