Sign in to follow this  
Deeq A.

348 Soomaali ah oo laga badbaadiyay colaadda dalka Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   
maxresdefault.jpg?resize=1000%2C563&ssl=Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xaaladda ay ku sugan yihiin Soomaalida weli ku xannibnaa waddanka Ukraine.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 348 muwaadin oo Soomaaliyeed laga soo badbaadiyay colaadda ka jirta dalkaas Ukraine.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in 65 arday oo kamid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka qaxay colaadda Ukraine loo fududeeyay in ay iska diiwaan-geliyaan jaamacadaha dalka Hungary si ay waxbarashadooda u sii watan.

Halkaan ka akhriso Qoraalka

3-13.jpg?resize=526%2C681&ssl=1

PUNTLAND POST

The post 348 Soomaali ah oo laga badbaadiyay colaadda dalka Ukraine appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this