Sign in to follow this  
Deeq A.

Hargeysa: Wariye Saaka Lagu Xukumay Hal Sanno Oo Xadhig Ah Iyo Ganaax Lacageed

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkmadda Gobolka Maroodi-Jeex ayaa Wariye Axmed Qani Xirsi ku Xukuntay Hal Sanno oo xadhig ah iyo Hal Mliyan oo ganaax Ah.

Garyaqaankii u Doodayay Wariyaha iyo Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaan midkoodna Wax Rafcaana ka qaadan xukun lagu riday wariyaha, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this