Sign in to follow this  
Deeq A.

Prof. Iid Cali Salaan oo tacsi u diraaya qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ganacsade marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi

Recommended Posts

Deeq A.   
tacsi.jpg

 

Aqoonyahan Prof. Iid Cali Salaan ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraaya qoyskii, qaraabadii, ganacsatada, asxaabta, shacbiga reer Somaliland, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee mulkiilihii Huteelada Maansoor, marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo ka mid ahaa ganacsatada doorka weyn kasoo qaatay dib-u-dhiska isla markaasina ahaa shaqsi aad u wanaagsan oo naxariis badan.

Waxana uu marxuumka uga baryay in  Rabi in uu ka waraabiyo janadii Fardawsa dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo

AAMIIN

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this