Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay duleedka Magaalada Boorama

Recommended Posts

Deeq A.   

Shaqaaqo duleedka Borama ka dhacday ayaa lagu dhawaacay taliye ku xigeenka Qeybta booliska Gobalka Awdal .

Dagaalka ayaa la sheegay inuu goob dahabka laga qodo  ku dhex martay dablay hubeysan iyo ciidanka Booliska.

La soco wixii warar ah ka soo kordha

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this