Sign in to follow this  
Deeq A.

Haweenay ku guuleystay tartanta Quruxda Afrika oo maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Haweenay ku guuleystay tartanta Quruxda Afrika oo maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

qurux.jpg

Waxaa maanta Xamar lagu soo dhaweeyay gabadhii ku guuleysatay tartanta Quruxda Afrika .

Cadar Yusuf Ibrahim oo ah gabadha ku guuleysatay tartaankaasi ayaa booqasho ku tagtay  wasiirka warfaafinta iyo xaafiska wasiirka haweenka halkaasi oo aad loogu soo dhaweeyay.

Tartaankaasi oo dhowaan ka dhacay Nayjeeriya , ayaa Cadar Yusuf Ibrahim waxay noqotay gabadha kaalinta koowaad gashay

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this