Sign in to follow this  
Deeq A.

Hirshabeelle: Odayasha Dhaqanka HOP#058 Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada kursiga HOP#058 .
Kursigaan ayaa waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaan Nuur Iidow Bayle, kaas oo hadda sheegay in uu isaga haray in uu u tartamo kursigaan.
Musharixiin uu kamid yahay agaasimihii hore ee taliska nabad sugidda Soomaaliya ee NISA Cabdullahi Sanbaloolshe ayaa u taagan qabashada kursigaan oo doorashadiisu dhowaan la qabanayo.

SEIT.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this