Deeq A. Posted March 26, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada kursiga HOP#058 . Kursigaan ayaa waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaan Nuur Iidow Bayle, kaas oo hadda sheegay in uu isaga haray in uu u tartamo kursigaan. Musharixiin uu kamid yahay agaasimihii hore ee taliska nabad sugidda Soomaaliya ee NISA Cabdullahi Sanbaloolshe ayaa u taagan qabashada kursigaan oo doorashadiisu dhowaan la qabanayo. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites