Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir ka tirsan Xukumada S/land oo la filaayo inuu ku dhawaaqo Urur Siyaasadeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir ka tirsan Xukumada S/land oo la filaayo inuu ku dhawaaqo Urur Siyaasadeed

 ataash.jpg
Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdirisaak Ibraahim Maxamed Ataash ayaa habeenimadkii xalay kulan isxog waraysi ah la yeeshay qaar ka mid ah Aqoonyahanka, dhalinyarada iyo haweenka caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Wasiir Ataash ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey kulamo isdabajoog ah la lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada Reer Somaliland iyadoo la filaayo inuu dhawaan si rasmi ah u shaaciyo urur siyaasadeed cusub oo aasaasayo isaga iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo haldoorka Somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this