Sign in to follow this  
Deeq A.

khasaaraha Ka Dhashay Roobab Xooggan Oo Ka hooray Magaalada Oog + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

khasaaraha Ka Dhashay Roobab Xooggan Oo Ka hooray Magaalada Oog + Sawirro

 

Roobab xoogan oo ka da’ay degmada Oog ee gobolka Saraar ee Somaliland ayaa khasaare xoogan gaadhsiiyay Cusbitaalkii, Dugsigii, xaruntii Dawlada Hoose iyo guryaha ay leeyihiin qoysas tiro badan.

FB_IMG_1648205915301.jpg FB_IMG_1648205912907.jpg FB_IMG_1648205908730.jpg FB_IMG_1648205899443.jpg FB_IMG_1648205894712.jpg FB_IMG_1648205892321.jpg FB_IMG_1648205889783.jpg FB_IMG_1648205887466.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this