Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada 4 kursi

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT waxa uu shaacinay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Magaalada Beledweyne.

Kuraastaan ayaa ah kuwa ugu dambeeya ee deegaan doorashada labaad ee Hirshabeelle oo lagu qabanayo Magaalada Baladweyne.

Kuraastaasina waxa ay kala yihiin:-

1-HOP#058

2-HOP#019

3-HOP#059

4-HOP#039

PUNTLAND POST

The post Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada 4 kursi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this