Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaramada Midoobay oo cambaareysay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii lala beegsaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

.Golaha ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay falalkaasi waxashnimada ah ee ay geysteen kooxo nabad-diid ah oo aan u tureyn dadka iyo dalka.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,waxa ay ku baaqeen in caddaaladda la horkeeno dembiilayaasha ka dambeeyay abaabulka weeraradaasi bahalnimada.

PUNTLAND POST

The post Qaramada Midoobay oo cambaareysay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this