Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Aamino iyo xildhibaan hore Cali Dhuxul oo lagu aasay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16481225927247386.jpg?resize=720%

Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo xildhibaan hore Cali Cabdi Dhuxul oo ku dhintay qaraxii xalay ee Beledweyne ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka labada marxuum.

Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo xildhibaan hore Cali Cabdi Dhuxul ayaa ka mid ahaa dad ka badan 30 ruux oo ku geeriyooday qaraxyadii Beledweyne, waxaana maydka labada marxuum diyaarad ka soo qaaday magaalada Beledweyne.

FB_IMG_1648122657335.jpg?resize=721%2C48 FB_IMG_1648122664037.jpg?resize=721%2C48 FB_IMG_1648122660931.jpg?resize=721%2C48 FB_IMG_1648122653670.jpg?resize=721%2C48 FB_IMG_1648122645222.jpg?resize=721%2C48 FB_IMG_1648122649527.jpg?resize=721%2C48

PUNTLAND POST

The post Xildhibaan Aamino iyo xildhibaan hore Cali Dhuxul oo lagu aasay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this