Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobab ka daaya magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Roobabkii gu’ga ayaa hada ka curtay magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda, roobkani oo ilaa hada da’aaya ayaa ku soo beegmay xili ay guud ahaan dalka ka jirtay abaar baahsani, todobaadkani ayaa ay roobabku ka curteen gobolada galbeedka Somaliland iyada oo sidoo kale roobab laga soo sheegaayo goobo ka mid ah gobolka Sanaag.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this