Sign in to follow this  
Deeq A.

Marxuumad Aamino oo Lagu Aaasayo Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa socda diyaargarowga sidii meydka marxuumad Aamino Maxamed Cabdi, looga soo dejin lahaa, laguna aasi lahaa Muqdisho.

Xildhibaan Aamino oo habeenimadii Khamiista ku geeriyootay qarax lagula eegtay Baladweyn, Hiiraan ayaa waxa lagu wadaa in aaskeeda ay kasoo qeyb galaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo heer kale.

Dadka Soomaaliyeed ayaa si naxdin leh uga falceliyey geerida marxuumadda, oo lagu waday in ay u tartanto kursi ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad.

Wararkaas halkan kala soco

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this