Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay iskaashiga Arrimaha difaaca

Recommended Posts

Deeq A.   
3-11.jpg?resize=720%2C456&ssl=1

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaCabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga, Khalid bin Mohammad Al Attiyah.

Mas’uuliyiintan ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Qatar, gaar ahaan wasaaradaha difaaca ee labada dal.

Waxaan uga mahadcelinayaa martiqaadka iyo soo dhaweynta Maamuuska sare leh ee naloo sameeyay,” ayuu yiri Wasiir Jaamac.

PUNTLAND POST

The post Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay iskaashiga Arrimaha difaaca appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this