Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqalka Congress-ka Maraykanka oo la horgeeyay hindise ku saabsan Qadiyada Aqoonsiga Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqalka Congress-ka Maraykanka oo la horgeeyay hindise ku saabsan Aqoonsiga Somaliland

Sida aan ka soo xiganay barta rasmiga ah ee Aqalka Congress-ka Maraykanka,Guddi hoosaadka dibadda ee aqalka Congress-ka Maraykanka ayaa soo gudbiyey hindise-sharciyeed dhigaya in Somaliland loo aqoonsado dal madax bannaan. Hindisahan ayaa la filayaa in golaha la hor geeyo si loogu codeeyo.

logo.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this