Sign in to follow this  
Deeq A.

Israa’iil oo dhexdhexaadineysa Ukraine iyo Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

Israa’iil oo dhexdhexaadineysa Ukraine iyo Ruushka

israel.jpg

Israa’iil ayaa wadda dadaallo ay ku dhexdhexaadinayso Ukraine iyo Ruushka, waxaana laga yaabaa inay noqoto goobta mustaqbalka lagu qabanayo wadahadallo nabadeed oo heer sare ah oo dhexmara Ruushka iyo Ukraine.

“Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Mr. Bennett waxa uu isku dayayaa in uu helo hab lagu wadahadlo,” Zelensky ayaa sidaa yiri isagoo khudbad muuqaal ah oo uu u jeediyay dadka reer Ukraine maalintii Axaddii.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this