Deeq A. Posted March 21, 2022 Israa’iil oo dhexdhexaadineysa Ukraine iyo Ruushka Israa’iil ayaa wadda dadaallo ay ku dhexdhexaadinayso Ukraine iyo Ruushka, waxaana laga yaabaa inay noqoto goobta mustaqbalka lagu qabanayo wadahadallo nabadeed oo heer sare ah oo dhexmara Ruushka iyo Ukraine. “Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Mr. Bennett waxa uu isku dayayaa in uu helo hab lagu wadahadlo,” Zelensky ayaa sidaa yiri isagoo khudbad muuqaal ah oo uu u jeediyay dadka reer Ukraine maalintii Axaddii. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites