Sign in to follow this  
Deeq A.

Hirshabeelle: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka laba kursi oo dhawaan lagu dooran doono magaalada Baladweyne.
Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa kala HOP#011 iyo HOP#063, kuwaas oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay kuraastaan xildhibaanada kala ah :-

HOP#011: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

HOP#063: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Cabdullaahi Goodax Barre.

ddddd.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this