Deeq A. Posted March 20, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraastii ugu dambaysay ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Kuraasta la shaaciyay odayashooda ayaa kala HOP#133 iyo HOP#219, waxaana lagu wadaa kuraastaan in beri oo isniin ah doorashadooda lagu qabto magaalada Kismaayo. Waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay kuraastaan xildhibaanada kala ah :- HOP#133: Luul Cabdi Aadan HOP#219: Abdifataax Maxamed Cali Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites