Deeq A. Posted March 20, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaha guddigaas ugu doortay Maxamed Xuseen Maxamed Waadi. Waadi ayaa xalay loo magacabay in uu xubin ka noqdo guddiga doorashooyinka SEIT, kadib markii xil ka qaadis iyo xubinimo ka xayuubin uu ku sameeyay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe. Axmed Xasan Diini ayaa horay u ahaa guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites