Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlay gabar la sheegay in lagu af-duubtay Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Saraakiisha Booliiska Gobolka Bari ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu hayo gabar yar oo shalay la sheegay in laga af-duubtay xaafad ka tirsan Boosaaso.

Saraakiisha ayaa sheegay in kadib baaritaan dhammaystiran oo lagu sameeyay dhacdadaas aysan jirin cid af-duubtay gabadha.

Sidoo kale waxay sheegeen in gabadhaas laga waayay wax kufsi iyo jirdil ah kadib baaritaanka lagu sameeyay.

Booliiska ayaa tilmaamay in ay maanta warbixin faahfaahsan ka soo saari doonaan natiijada baaritaankii lagu sameeyay dhacdadaas.

PUNTLAND POST

The post Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlay gabar la sheegay in lagu af-duubtay Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this