Sign in to follow this  
Deeq A.

Ma jirro xildhibaan booyaddo biyo bixin karaa+Sababta…….Xildhibaan Guruuje

Recommended Posts

Deeq A.   
Ma jirro xildhibaan booyaddo bixin karaa ” .
Aduunyadda waxaa la isla qaatey mabda’ loo yaqaano daah-furnaanta ( transparency) mabda’aasna waxaa shuruudihiisa ka midda in qof walba mushaharkiisa la yaqaano , sidaa darteed inagoo mabda’aas ka duulayna waxaynu ka bilaabaynaa mushaharka golaha wakiiladda .
Mushaharka golaha wakiiladdu isugayn guud waa 2200 $ ( laba kun iyo laba boqol oo doolar ) , lacagtaas na hadii loo eego qiimaha lawdhka biyaha ah oo u dhaxeeya 300 ilaa 500 , oo doolar waa la iska garan karaa waxa ka go i karaya .
Sidaa markey tahey ma jirrp xildhibaan 20 booyadood ama 50 booyadood bixin karaa , sidaa darteed waxaa haboon in xildhibaan waliba sheego halkuu ka keeney booyadaha oo anigu aan ugu horeeyee dadka ayaan ka uruuriyay , hadii kale xaalku wuxuu noqonayaa caanaha ninka soo lisey aan ogahey ninkii doonaa ha siddo .
Xil-Guruuje
May be an image of 1 person, sitting and indoor

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this