Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Ukraine Oo Maanta Ku Baaqay Wadahadal Nabadeed Oo Lala Yeesho Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Moscow)-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa maanta ku baaqay wadahadal nabadeed oo macno leh oo si degdeg ah loola yeesho Moscow.

Waxa uu sheegay in ay tahay fursada kaliya ee uu Ruushka ku xadidi karo waxyeelada ka dhalan karta duulaankiisa gardaradda ah.

“Waa waqtigii la kulmi lahaa, waa waqtigii la hadli lahaa, waa waqtigii dib loo soo celin lahaa sharafta dhuleed iyo caddaaladda Ukraine. “Haddii kale, khasaaraha Ruushku wuxuu noqon doonaa mid loo baahan doona dhowr jiil si looga soo kabsado.” ayu yidhi Madaxweyne Zelensky

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this