Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo lagu wado in uu magacaabo wasiiro cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan magacaabo Wasiiro, Agaasimayaal, Guddoomiyaal iyo mas’uuliyiin kale.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa la filaya in uu isla Todobaadkan safar siyaasadeed ugu baxo dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta.

Todobaadkii hore, Madaxweyne Deni ayaa qoray warqad uu ku magacaabay Hoggaanka sare ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada culus, inkastoo uusan weli shaacin.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo lagu wado in uu magacaabo wasiiro cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this