Sign in to follow this  
Deeq A.

Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo ka horyimid Doorashada Kuraasta Hop#198 iyo Hop#199

Recommended Posts

Deeq A.   

Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa bayaan ka soo saaray Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka ee Hop#198 iyo Hop#199.

Isimada ayaa ka horyimid Hannaanka loo diyaariyay Doorashada labadaas kursi gaar ahaanna liiska Odayaasha Dhaqanka iyo Ergada la shaaciyay oo ay ku tilmaameen waxba kama jiraan.

Musharrixiinta u dhashay Beesha Cumar Maxamuud ayaa sidoo kale loogu baaqay in aysan ka qayb-gelin Doorashada lagu wado in ay qabsoonto maalinta jimcaha.

Isimada ayaa sidoo kale ka digay in qalalaase ka dhasho boobka sida ay sheegeen lagu sameeyay kuraasta islamarkaana waxay mas’uuliyadeeda dusha u saareen Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.

Halkaan ka akhriso Qoraalka

1-13.jpg?resize=600%2C800&ssl=1 2-9.jpg?resize=600%2C800&ssl=1 3-7.jpg?resize=600%2C800&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo ka horyimid Doorashada Kuraasta Hop#198 iyo Hop#199 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this