Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Musharaxiinta oo baaq u diray Koonfur Galbeed iyo Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   
Midowga-696x346-1.jpg?resize=696%2C346&s

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay jadwalka dhameystirka doorashooyinka Soomaaliya ee ay xalay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

Goluhu wuxuu sheegay in kaalinta Dawlad Goboleedyada ay ku eg tahay fududeynta doorashooyinka ee deegannadooda, wuxuuna ugu baaqay in ay faraha kala baxaan hawlaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal.

Maamullada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa ka horyimid jadwalka dhameystirka doorashooyinka, halka aysan weli ka hadlin Puntland, Jubaland iyo Hirshabeelle.

FB_IMG_1647442714940.jpg?resize=720%2C90

PUNTLAND POST

The post Midowga Musharaxiinta oo baaq u diray Koonfur Galbeed iyo Galmudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this