Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashada heer Puntland oo gudoomiye ku xigeen cusub doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta doortay guddoomiye ku xigeen cusub sida lagu sheegay war ka soo baxay guddigaas.

Guddoomiye ku xigeenka cusub ayaa loo doortay Maxamuud Casayr Cabdulle kadib markii uu dhowaan is casilay guddooomiye ku xigeenkii hore Caynaanshe Yuusuf Xuseen.

Caynaanshe Yuusuf ayaa ku guulaystay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka Federaalka waxaana lagu doortay magaalada Boosaaso.

PUNTLAND POST

The post Guddiga doorashada heer Puntland oo gudoomiye ku xigeen cusub doortay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this