Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muuse Biixi oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socota Golaha Amaanka Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   
M/weyne Muuse Biixi oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socota Golaha Amaanka Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhna ee uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa kulan la qaatay masuuliyiin sar-sare oo ka socota Golaha Amaanka Qaranka Maraykanka (National Security Council), waxaana kulankaa lagaga wada hadlay iskaashiga, nabadgelyada iyo dimuquraadiyada iyo horumarinta. sidoo kale madaxweynaha qaranka Somaliland iyo weftigiisu waxay kulamo kale la yeesheen hay’adda Caalamiga ah ee dimu-quraadiyada qaranka Maraykanka (National Endowment for Democracy) iyo Baanka Adduunka (World Bank).
275769536_518198016333107_69213524641909
275971636_518198076333101_52115503064231

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this