Deeq A. Posted March 15, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 4 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Kismaayo. Kuraastaan ayaa kala ah HOP#029, HOP#124, HOP#133 iyo HOP#219, kuwaas oo Isniinta soo socota doorashadooda lagu qabanayo magaalada Kismaayo. Waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay kuraastaan xildhibaanada kala ah :- HOP#029: Leeban Cusmaan Cabdiraxmaan HOP#124: Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi HOP#133: Luul Cabdi Aadan HOP#219: Abdifataax Maxamed Cali Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites