Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland: Jadwalka Doorashada 4 Kursi Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 4 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Kismaayo.

Kuraastaan ayaa kala ah HOP#029, HOP#124, HOP#133 iyo HOP#219, kuwaas oo Isniinta soo socota doorashadooda lagu qabanayo magaalada Kismaayo.

Waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay kuraastaan xildhibaanada kala ah :-

HOP#029: Leeban Cusmaan Cabdiraxmaan

HOP#124: Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi

HOP#133: Luul Cabdi Aadan

HOP#219: Abdifataax Maxamed Cali

WhatsApp-Image-2022-03-15-at-7.17.06-AM.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this