Sign in to follow this  
Deeq A.

Safaaradda Maraykanka : Waa Nasiib Darro In Guudlaawe, Deni iyo Madoobe Aysan Soo Dhamaystirin Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa markale walaac ka muujisay dib u dhaca ku yimid doorashada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad oo maanta loo asteeyay in la soo gabagabeeyo.

Qoraal ka soo baxay safaaradda maraykanka ayaa lagu yiri ” Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada Galmudug iyo Koonfur galbeed waxa ay ku soo dhameeyeen doorashada waqtigii loogu talagalay ee 15 march, haseyeeshe waxaa nasiib darro ah in  madaweynayaasha Jubbaland Axmed Madoobe, Hirshabeelle Guudlaawe iyo Puntland Deni, ay seegeen waqtigii loogu talagay “.

We acknowledge the completion of races in South West State and Galmudug. We recognize @Laftagareen and @MrQoorqoor for meeting the March 15 deadline. Disappointingly, @PresidentMadobe, @SaidAbdullahiDe, and @GudlaweHussein have missed yet another crucial deadline.

— U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) March 15, 2022

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this