Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanno Ka Tirsan Aqalka Congress-ka Mareykanka Oo Ugu Baaqay Joe Biden In Uu Xidhiidh La Yeesho Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Mudaneyaal ka tirsan Aqalka Congress-ka Mareykanka, gaar ahaan guddida arrimaha Dibedda ee dalkaas, ayaa ugu baaqay Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Joe biden in Xukuumaddu xildhiidh iyo macaamil ka yeelato Jamhuuriyadda Somaliland, oo ay xuseen in ay ku taalo goob muhiim ah.

Xildhibaannada waxa kale oo u soo jeediyeen Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka inuu Mareykanku Somaliland la sameeyo xidhiidh dublamaasiyaaddeed iyo mid dhaqaaleba.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this