Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya oo mar kale dib u dhac ku yimid

Recommended Posts

Deeq A.   

Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa mar kale dib u dhac ku yimid xilli ay maanta ku beegantahay 15 Maarso oo lagu dhammaystiri lahaa.

Xubnaha laga soo doorto Somaliland iyo Banaadiriga ayaa la dhammaystiray, kuwaas oo dhammaantood lagu doortay magaalada Muqdisho.

Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa dhankooda lagu wadaa in ay maanta qabtaan Doorashada xubnihii u dambeeyay ee Golaha Shacabka.

Dhinaca kale Puntland, Jubaland iyo Hirshabeelle ayaa ku guul-darreysay in ay jadwalkii lagu tala-galay ku dhammaystiraan Doorashada xubnaha Golaha Shacabka.

PUNTLAND POST

The post Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya oo mar kale dib u dhac ku yimid appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this