Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Sheekh Aadan Sunne Uu U Baxsaday Dalka Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay waxa ay sheegtay in Sheekh Aadan Sunne, u baxsaday dalka Soomaaliya.

Muddo ku dhaw toddobaad ayaa lala’aa Sheekh Aadan Sunne oo ku noolaa magaalada Hargeysa kana mid ahaa culimada waaweyn ee reer Somaliland.

Sheekh Aadan Sunne ayaa dhawr jeer lagu xidhay magaalada Hargeysa iyada oo ay ku dhaceen xukuno kala duwan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this