Sign in to follow this  
Deeq A.

Suxufi U Dhashay Maraykanka Oo Lagu Dilay Dagaalka Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Kyiv)-Suxufigan oo lagu magacaabo Brent Renaud ayaa lagu dilay deegaanka Irpin oo 10km waqooyi-galbeed kaga beegan caasimada Ukraine ee Kiyeef.

Gaadhigii uu la socday suxufigan iyo wariyeyaal kale ayaa la sheegay inay Axaddii shalay rasaas ooda kaga qaadeen ciidammada Ruushka oo xiligan hawlgalo ka wada dulleedka caasimada Ukraine oo ay isku hareereeyeen.

Suxufiga la dilay ayaa ahaa filim qaade hore ulla soo shaqeeyey jariirada New York Times.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this