Sign in to follow this  
Deeq A.

Koonfur Galbeed iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Xaalada Abaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   
4-6.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Faqi Ayaa manta kulan la qaatey wafdi ay hogaaminaysey safiirada Midowga yurub U-qaabilsan Soomaaliya Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa Safaradaha Sweden, Norwey iyo Holland.

Kulanka ayaa loooga hadlay wax ka qabashada Arimaha Abaaraha kajira Deeganada Koonfur Galbeed iyo Taakuleynta Dadka danyarta ah ee ku sugan xariyaha Barakaciyaasha.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaradaha Qorsheynta ,Gergaarka ,iyo Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo.

PUNTLAND POST

The post Koonfur Galbeed iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Xaalada Abaaraha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this