Sign in to follow this  
Deeq A.

“Shacabka Somalilnd Waxa Aan Leeyahay Muujiya Midnimo, Wada-Jir, Wallaalnimo Iyo Somalilandnimo..” Barkhad Batuun

Recommended Posts

Deeq A.   

Beelweynta Gabooye ee ku nool Waddanka Mareykanka waxa aan idin leeyahay Madaxweyne Muuse iyo Weftigiisaba si sharaf, milgo iyo maamus huwan isku hareero taaga.

ka qeyb noqdo dhammaan kullamada uu la leeyahay Madaxda dawladda, Xildhibaanadda, Shirkaddaha, Hay’addaha madaxa bannaan iyo qurbajoogta Somaliland, caalamkana u sheega in aad tihiin dadka maanta ugu sarreeya Somaliland.

Shacabka Somalilndna waxa aan leeyahay muujiya midnimo, wada-jir, wallaalnimo iyo Somalilandnimo. Wixi gudaheena qolloocan waynu saxan laakin Qarannimadeena aynu quwadeeda muujinno.

W/Q Barkhad Jaamac Batuun

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this