Deeq A. Posted March 14, 2022 Hadal uu jeediyey ayaa ku sheegay in gobolada Ukraine aanay mar kale ku celin wixii ka ka dhacay Donetsk iyo Luhansk oo ay gacanta ku hayaan kooxaha gooni u goosadka ee uu Ruushku taageero . Ma aha Ukraine oo keliya ee waxaa jira dalal kale oo Ruushku ulo booc ugu tukabayo kuwaas oo ku jira ama ka mid noqon raba NATO, hase yeeshee dalalkaasi hadda waxay isu arkaan kuwo halis ugu jira mar kasta in Ruushku weeraro iyagoo hadda aad uga welwelsan dagaalka Ukraine . Reer galbeedku waxay ku calcelinayaan in Ruushku doonayo in ay wax ka bedelaan qariiradda Yurub ayna dibu yaglelaan qaab u eg Midowgi Sofeeti ee hore. PUNTLAND POST The post Ruushka oo lagu eedeeyay in uu kala jarayo dalka Ukraine appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites